Home Wararka Maanta Deg Deg Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Ra’isul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo...

Deg Deg Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Ra’isul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Heshiis wada gaaray

0

Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi xaashi iyo Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaafkoodii Mudada soo Taagnaa.

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa Heshiiskaan Goobjoog ka ahaa, waxayna ka Heshiiyeen Khilaaf Muddo taagnaa oo doorashada goballada waqooyi dib u dhigay.

Dhawaan waxaa Muqdisho gaar ahaan Hotelka Jaziira Labadaan masuul ku Heshiisiiyay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud iyo shariif Sheilh axmed.

Lama oga sida uu Noqon Doono heshiiskaan ay maanta gaareen labadaan masuul

Ad
Previous articleDigniino Qaraxya Ah oo shacabka Muqdisho loo diray
Next articleCiidamada Dowladda oo kala Eryay dad banaanbax ka dhan ah NISA dhigayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here