Home wararka Dalka Deg Deg Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Shaqa Joojin Ku sameeyay Wasiir Ku...

Deg Deg Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Shaqa Joojin Ku sameeyay Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibada

0
SHARE

Ra’isul wasaare kheyre oo Shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud oo loo heysto eedo Musuq maasuq.

Wasiir ku xigeenka ayaa dhawaan diiday in ciidamo boolis ah ay xarunta wasaaradda ka kaxeystaan iyagoo wata warqad maxkamad oo amreysa in wasiir ku xigeenka lasoo xiro.

C/raxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa warbaahinta Dowlada Ka Akhriyay Wareegtadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here