Home galmudug Galmudug oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Dhaqtaradda ICR Ee dhawaan Lagu...

Galmudug oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Dhaqtaradda ICR Ee dhawaan Lagu Afduubtay Soomaaliya..

0
SHARE

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlad Goboleedka Galmudug Marwo Naciima maxamed maxamuud(Catoosh)oo warbaahinta kula hadashay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug waxay wax laga xumaado ku tilmaantay mid ka tirsan shaqaalaha hay’adda ICRC oo dabley hubeysani dhawaan ka afduubtay muqdisho,

isla markaana wararka qaar tilmaameen in lagu hayo deegaano ka tirsan galmudug”Waxaan wax laga xumaado ah in gabar dhaqtarad ah oo bulshada soomaaliyeed wax uqabaneysey afduub loo geysto,

waxaa sidoo kale been abuur ah warka ah soona galmudug in lagu heysto gabadha Germalka udhalatay ee hey’adda ICRC shaqaalaheeda ka mid ah,

dhamaan bulshada soomaaliyeed waxaan ugu baaqeynaa iney qeyb ka qaataan sidii xoriyaddeeda uheli lahayd dhaqtaraddaas”ayay tiri marwo naciima catoosh wasiiradda wasaaradda caafimaadka Galmudug.

W/D/Abdalle Mohamed Abdulle

Mudug24.com GAALKACYO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here