Home wararka Dalka Dowlada Soomaaliya oo War ka soo saartay Xariirka Diblomasi ee sii Xumaanaya...

Dowlada Soomaaliya oo War ka soo saartay Xariirka Diblomasi ee sii Xumaanaya Dalalka Sucuudiga Iyo Kanada.

1
SHARE

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya war ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay garab taagantahay dowladda Sucuudiga.

War qoraal ah oo wasaaraddu ay soo saartay ayaa lagu sheegay in ay kasoo horjeeddo faragalin lagu sameeyo arimaha gudaha Sucuudiga.

Qoraalka Wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay rajeeyneyso in xiriirkoodii Diblomaasiyadeed ay dib usoo celiyaan dowaldaha Sucuudiga Iyo Kanada.

Hoos ka aqrsio qoraalka Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya.

Loading...

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here