Home galmudug Tirada Rasmiga ee ku dhimatay Weerarka Gaalkacyo iyo Waxa keenay Dagaalka..

Tirada Rasmiga ee ku dhimatay Weerarka Gaalkacyo iyo Waxa keenay Dagaalka..

0
SHARE

Waxaa maanta is rasaaseyn kooban ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug gaar ahaan aaga Garoonka Diyaaradaha Gaallacyo.

Inkastoo wararkeena deg dega ahaa aan ku sheegnay in 4 Qof ku dhimatay hadana wariyaha mudug24 ee Gaalkacyo ayaa ku warayama in 1 qof oo kaliya uu ku dhintay weerarka.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii dhalinyaro reer Galmudug ah oo ku sii jeeda deegaanka Bitaalle ay israsaaseyn dhexmartay ciidanka Puntland ee ku sugan Garoonka.

Dhalinyarada oo watay gaari nuuca Markat 2ga loo yaqaano ayaa jidka u dhaxeeya Ceel faarax Geedi iyo Garoonka Diyaaradaha Gaallacyo loo galay.

Qofka dhintay iyo qof kale oo dhaawacmay ayaa labadaba ka tirsanaa ciidanka Puntland ee garoonka ku sugan.

Ciidanka Dowlada somaliya ee nabada u jooga Gaalkacyo ayaa ku guuleestay i shaqaaqada la joojiyo.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here