Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo Alshabaab ku Dhexmaraaya Duleedka Degmada...

WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo Alshabaab ku Dhexmaraaya Duleedka Degmada Xarardheere ee Galmudug

0

Dagaal u dhaxeeya kooxda Alshabaab Dhexdooda ayaa hadda ka socda degaan lagu magacaabo Caliyaalo oo dhowr iyo toban KM dhanka galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Dad ka ag dhow degaankaas ayaa Warbaahinta  u sheegay in muddo dhowr saacadood ah uu dagaalku socdo, waana dagaalkii labaad oo muddo 12saac gudahood ah Alshabaab  ku dhex mara degaannada ku teedsan Xarardheere.

Khilaaf soo shaac baxay oo xoogaystay ayaa ka dhex qarxay kooxda Alshabaab ah ee ku Sugan degaannada Galmudug.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa ku siisiqaysa Degaanada Galgaduud kadib Markii La Xoreeyey Gobalka Shabeelada Dhexe.

Ad
Previous articlePep Guardiola oo Si xun uga carooday Taatikadii iyo xeeladdii uu ku ciyaaray Frank Lampard kulankii ay Everton
Next articleKooxda kubadda cagta Chelsea Oo Heshiis La Gaartay Ciyaartoygii SADDEXAAD Saacado Gudahood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here