Home galmudug Xog Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo la filayo in lagu dhawaaqo dhawaan..

Xog Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo la filayo in lagu dhawaaqo dhawaan..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku howlan magacaabista Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug.

Xaaf ayaa ku guuleestay in uu soo afjaro colaada kala dhaxeysay Madaxweyne Ku Xigeenkiisa kuwaasi oo hada ku wada sugan Muqdisho.

Masuuliyitan ayaa la filayaa in ay soo gaaraan Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb Halkaasi oo looga dhawaaqidoono Golaha Wasiirada Cusub.

Madaxweynaha ayaa wada latashiyadii ugu danbeeyay ee magacaabida Golaha Wasiirada oo hada maraya meel gabo gabo ah.

Golaha Wasiirada Cusub waxaa kasoo dhex muuqandoona xubno ay leeyihiin Ahlu-suna Waljamaaca.

Mudug24 Muqdisho

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here