Home wararka Dalka War Deg Deg ah Banaanbax Ka Socda muqdisho Loogana Soo hor jeedo...

War Deg Deg ah Banaanbax Ka Socda muqdisho Loogana Soo hor jeedo Wiil Lagu Dilay Muqdisho (Sawiro)

0

Magaalada Muqdisho Waxaa ka socda Banaanbax Looga Soo Horjeedo Wiil dhalinyara ah oo Dhawaan lagu Dilay Muqdisho.

Halkii Lagu Dilay Maxamed Maxamuud Shiikh Cali Ayaa Dhalinyaro Badan Isugu Soo Baxday Kuwaasi Oo Murug Muujinaya.

Dadka Banaanbaxa dhigaya ayaa Ka soo Horjeestay Qaabkii dilku dhacay Waxaana Dowlada Ka dalbadeen in Ay Dilalkaan Qorshaysan.

Maxamed Maxamuu Shiikh Cali Wuxuu Ahaa Nin Dhalinyaro Ah, Kaasi Oo Magaalada Muqdisho Ka Hirgaliyay Fikrado Ganacsi Oo Guuleystay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here