Home wararka Dalka Madaxda Ugu Sareysa Galmudug oo ku Wajahan Caasimadda Galmudug Ee Dhuusomareeb..

Madaxda Ugu Sareysa Galmudug oo ku Wajahan Caasimadda Galmudug Ee Dhuusomareeb..

0
SHARE

Ila wareedyo muhim ah iyo xubno ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa warbaahinta mudug24.com usheegay in maalmaha soo socda ee todobaadkaan Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geelle(xaaf) iyo kuxigeenkiisa maxamed xaashi cabdi oo hadda kusugan muqdisho ku wajahnyihiin magaalada dhusamareeb ee xarunta dawlad goboleedka galmudug.

Masuuliyiintan ayaa ku sugnaa Muqdisho isbuucyadii ugu danbeeyay Halkaasi oo kaga heshiiyeen madowgii ka dhexjiray.

Sida wararka aan heleeno tilmaamayaan waxaa lagu wadaa in Dhuusomareeb looga dhawaaqo liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku hoolan sidii Maamulka Galmudug loo dhameestiri lahaa isla markana meesha looga saari lagaa khilaafka soo laab laabtay.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Dhuusomareeb

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here