Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso: Khudbadii uu Jeediyay Xildhibaan Kulan Jiis Markii la doortay kadib

Dhageyso: Khudbadii uu Jeediyay Xildhibaan Kulan Jiis Markii la doortay kadib

0

Doorashadii maanta ka dhacday Magaalada Dhuuso mareeb ee caasimada galmudug xubnaha kusoo baxay waxaa ku jira Cabdullaahi Aadan Kulane.

Xildhibaanka waxa uu ballan qaaday in uu ka shaqeyn doono wax uqabashada beelaha uu metelo islamarkaana colaada soo laab laabatay wax ka qaban doono.

 

C/llaahi Kulane ayaa loo heystaa fal dembiyeedyo dhowr ah oo dhacay intuu saraakiisha hay’ada Nabad sugida Soomaaliya ka mid ahaa.

Si gaar ah Kulane jiis ayaa wajahaya eeda ah inuu ka dambeeyey dilkii loo geystay Sargaal Ikraan Tahliil Faarax oo ilaa bishii Lixaad la weysanaa.

Ad
Previous articleDeg D eg Xog hayihii guud ee Gudiga Doorashooyinka heer Federaal oo Xilka Laga Qaday
Next articleDaawo: Muuqaal Cali yare Cali oo lagu jiidayo Garoonka oo lasoo bandhigay Markii laga Celinayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here