Home Wararka caalamka Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida Itoobiya uu u jeediyay Shacabla JigJiga..

Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida Itoobiya uu u jeediyay Shacabla JigJiga..

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo goor dhow la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay rabshadihii maanta ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida.

 

Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hadal kooban jeediyay ayaa dadka Shacabka ugu baaqay in ay isdejiyaan,islamarkaana aysan waxyeeleyn Qowmiyaddaha kale ee kunool Magaalada Jigjiga.

 

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in ciidamada Milatariga ay geysteen dhibaato badan , islamarkaana ay dhaawaceen dad Shacab ah.

Waxaa uu tacsi u diray dadkii maanta ay dhibaatadu gaartay, waxaana uu sheegay in dhawan uu dhici doono Isbadel ballaaran.

 

Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay rabashaddaha, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhawaad 50 ruux.

Halkan Hoose ka Dhageyso Hadal uu jeediyay.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here