Home galmudug Daawo Sawirada Muujinaya Khilaafka Madaxweynaha Galmudug iyo ku Xigeenkiisa oo Heshiis dhab...

Daawo Sawirada Muujinaya Khilaafka Madaxweynaha Galmudug iyo ku Xigeenkiisa oo Heshiis dhab ah gaaray..

0
SHARE

Sawiro laga soo qaday Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ayaa muujinaya iney isku soo dhawadan islamarkana la xaliyay qilaafkii u dhaxeyay.

 

Xaaf iyo Carabeey ayaa sawirada ka soo muuqday iyagoo dhoola cadeynaya oo gacmaha is haysta balse ilaa hadda lama ogo waxa ay ku heshiiyeen.

 

Shacabka Reer Galmudug ayaa aad ugu xumaaday qilaafki u dhaxeyay hogaanka Galmudug balse hadda ayaa waxaa muuqata raja fiican.

Masuuliyiin ka tirsan Galmudug una dhow xafiiska Madaxweynaha ayaa laga soo xigtay in heshiis dhab ah gaareen madaxda.

Heshiiska ayaa muujinaya mid daganaansho siinaya Shacabka Galmudug oo jahwareer ka qaaday khilaafka dhawaan soo cusboonaaday.

Mudug24 Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here