Home galmudug Daawo Sawirada Dhalinyarada Horseedkii Hormarka Mudug oo Dhir beeristii ka sameeyay Degmada...

Daawo Sawirada Dhalinyarada Horseedkii Hormarka Mudug oo Dhir beeristii ka sameeyay Degmada Sadex higlo..

0
SHARE

Dhalinyaradaan ku bahoobey magaca hormarinta mudug waa kuwa horseeday in isbadal muuqda oo xagga bilicda ah laga dareemo wadooyinka muhimka ah ee hareeraha magaalada gaalkacyo iyo deegaano badan oo ka tirsan gobolka mudug.

bilowgii shaqadaan oo ka yimid fikirka dhalinyaradeena aan oron karo waa wadaniyiinta dhabta ah dad badani waxay ka heysteen fikrado kala duwan sida in hawshaan ay tahay mid hay’ado wataan dhaqaalana lagu qaadanay.

Xilii Jardiimada hareeraha wadooyinka gaalkacyo shaqo rinjiyeyn iyo dhir beeris dhalinyaradu ka wadeen nin odey ahaa ayaa yiri”wiilashayda shaqadan joornaatiga ah ha la iigu daro”waana mid tusaale kugu filan farqiga udhexeeya fahamkii bulshada ka heysteen dhalinta horseedkii hormarka mudug.

Warbixin dheer iyo sawiro wax qabadka dhalinyarada ayaan dhawaan idinla wadaagi doonaa Insha’allaah.

W/Q/Abdalle Mohamed Abdulle

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here