Home Wararka Maanta Odayaasha soo Xulaaya Ergada Dooranaysa Kuraasta Kala ah HOP265,HOP084, HOP266,HOP105, iyo HOP034

Odayaasha soo Xulaaya Ergada Dooranaysa Kuraasta Kala ah HOP265,HOP084, HOP266,HOP105, iyo HOP034

0

Guddiga doorashada Banaadiriga ayaa soo bandhigay Liiska Guddiga soo xulista ee shanta kursi, waxaana mid ka mid ah kuraasta loo asteeyay Haween.

 

 

gaar ahaan kursiga #HOP034 oo ay ku soo bixi doonto Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Pakistan Khadiija Al-Makhzoumi.

 

iyadoo kursigan ay cabasho ka keeneen Beesha reer Faqi oo ay sheegeen in kursigan beel kale loo boobayo, kuna eedeeyay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha inuu ka dambeeyo arrintaas.

Doorashada shanta kursi ee Banaadiriga ayaa todobaadkan la qabanayaa, sida uu horay u shaaciyay Guddiga doorashada Banaadiriga.

 

Ad
Previous articleIMF oo ku Hanjabtay inay Mushaarka Ciidamada joojinayso iyo Sababta oo la Shaaciyay
Next articleWasiir Jamaal” Doorashada Boosaaso Way khilaafsantahay Habraacyadii lagu Heshiiyay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here