Home wararka Dalka Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo Ka Hadlay Arimaha Ku saabsan...

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo Ka Hadlay Arimaha Ku saabsan Wasiir Ku xigeenka Arimaha Dibada Soomaaliya

0
SHARE

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id ku Qabtay Muqdisho ayaa Ka Hadlay  arimo Ku saabsan Wasiir ku xigeenka arimaha dinada Somaliya oo Maanta la Weeraray.

xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in maxkamadda awoodda u leh loo gudbin doonno Kiiska wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibedda oo hey’adha Fullinta Sharcigu ay baaritaanno ku wadaan hadda.

waxuu sheegay in Dhawaan Go’aan Cad Laga soo saari doono Kiiska Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada Soomaaliya, oo Loo haysto Arima Musuq  maasuq  La xariira.

Arinkaan ayaa yimid Xili Dowlada Soomaaliya Dhawaan Ay Xirtay Laba Agaasime oo Ka Kala Tirsan Wasaaradaha Gargaarka iyo Maaliyada Soomaaliya.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here