Home wararka Dalka Dhageyso Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka Hadlay Khilaafka Hareeyay Safarkiisa...

Dhageyso Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka Hadlay Khilaafka Hareeyay Safarkiisa Puntland..

0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weli ku sugan deegaanada Puntland oo uu socdaal ku marayo ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warar sheegayay in booqashadiisii Puntland uu hareeyey khilaaf siyaasadeed.

 

Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha in ay jiraan kuwo cadeysay in ay xumaan kaliya raadiyaan,isla markaana ay noqdeen kuwo fashilmay sida uu hadalka u dhigay.

Gaba gabadii waxa uu sheegay in ay jiraan dad ka walwalsan Ra’iisul Wasaaruhu muxuu la noqon doonaa?balse uu u sheegayo in uu Puntland ka dareemay faraxad,isla markaana ay fuushay mas’uuliyada Weyn oo ay ku dhaliyeen Shacabka reer Puntland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here