Home Wararka Maanta Gudoomiye Madoobe oo ka aqbalay Xildhibaan Odawaa Codsiga waxuuna ku badalay Abuukaate...

Gudoomiye Madoobe oo ka aqbalay Xildhibaan Odawaa Codsiga waxuuna ku badalay Abuukaate (Akhriso)

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Ka aqbalay cudur daarki uu soo gudbiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)

Booska uu baneeyay Odawaa waxaa Lagu bedddalay Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abuukaato) oo ka mid ah Golaha Shacabka JFS

Ad
Previous articleOdowaa oo go’aan Deg deg ah ka qaatay guddigii uu kusoo daray Aadan Madoobe
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Wershada soo saarta dharka Ciidamada (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here