Home wararka Dalka Warbixin Dekada Hobyo dhagax dhig Sahmin iyo Booqasho badanaa..

Warbixin Dekada Hobyo dhagax dhig Sahmin iyo Booqasho badanaa..

0
SHARE

Dekada Hobyo oo kamid ah Dekada Somaliya kuwooda ka dhisan goobaha ugu muhiimsan ee dalka ayaanan helin maqaamkii loogu tala galay.

Dekada hobyo oo ah isha kaliya ee Galmudug ayaa dhoor jeer lagu sameeyay booqashooyin kuwaasi oo qaarkood lagu dhagax dhigay waxana dhagax dhigaasi sameeyay madax kale duwan.

Dhanka kale shirkada shisheeye oo dano siyaasad leh ayaa dhoor jeer ku sameeyay booqasho kuwaasi oo dhamaantood qaadin wax tilaabo ah.

Sida wararka mudug24 heleyso guud ahaan shiradaha sameeyay sahminta sida shirkad laga leeyay dalka Ciraaq mid ka socota shiinaha iyo wafdigii dhawaan tagay ee ka socday dalka Qatar ayaana dhamaantood sameenin tilaabo dhab ah.

dhanka kale waxaa hada hobyo yaalla qalab loogu tala galay dekada kaasi oo sahmin ku sameenaya waana somali lamana oga nuuca sahminta ay wadaan.

ugu danbeyn waxaa ku haboon in shacabka Galmudug ay iyagu maalgashtaan dekada isla markana dhistaan dekada hobyo.

Mudug24 Muqdisho

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here