Home Wararka Maanta Akhriso: Magacyada Eedaysanaayasha oo Dhamaystiran ee Xatooyo Xoolo Dadwayne lagu soo oogay

Akhriso: Magacyada Eedaysanaayasha oo Dhamaystiran ee Xatooyo Xoolo Dadwayne lagu soo oogay

0

Liiska xubnaha eedeysanayaasha ee Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka u gudbiyay dacwadooda Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Jooge/xiran

1- Cabdulaahi Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqad iyo Arrimaha Bulshada (06-08-2020
2- Maxamed Cadde Mukhtaar Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqad iyo Arrimaha Bulshada (2015 – 2020
3- Cabdullaahi Maxamed Cosoble Agaasimaha Waaxda Ajaaniibta
4- Cumar Macallin Kutiin Agaasime ku xigeenka Waaxda Ajaaniibta
5- Saabir Xasan Cabdi Nuur Madaxa Hubinta Visa kordhinta Waaxda Ajaaniibta
6- Aadan Maxamed Cabdi Maamulaha Qaadasha Visa-ha ee Waaxda Ajaaniibta
7- Abubakar Maxamed Cali Maamulaha Cashuuraha Barigga
8- Cabdiqaadir Cabdi Socdaal (Abtidoon) Khasnajiga qaybta Ajaaniibta
9- Maxamed Aadan Cabdullaahi Maamulaha Bangiga ee Laanta Airport-ka Aadan Cadde

Maqane/baxsad

1- Cabdiraxmaan Cabdikariin Ibraahim Madax-qaybeedka Ruqsansiinta Ajaaniibta ee Waaxda Sharciga iyo xiriirka shaqaalaha.
2- Cabdullaahi Daahir Weheliye Khasnajiga Bangiga ee Laanta Airport-ka Aadan Cadde
3- Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim
4- Muxiyadiin Xasan Julus (Saabey)
5- Maxamed Idiris Axmed
6- Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi)
7- Cabdiqaadir Cilmi Cali
8- C/raxmaan Maxamed Cali
9- Abubakar Xasan Aadan

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Xeer ilaayaha Guud ee Qaranka oo Shaaciyay Magacyada Masuuliyiin Musuq Sameeyey oo Dalka Ka Baxsad
Next articleKhilaaf Xoogan oo Ka Dhex Taagan Wasaarada Maalyada Soomaaliya iyo Shaqoojin Hor leh oo la Sameeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here