Home Wararka Somaliya Puntland Wararkii ugu Danbeeyey Dilka Dhacay Gaalkacyo iyo ninkii Dilka Gaystay oo Gacanta...

Wararkii ugu Danbeeyey Dilka Dhacay Gaalkacyo iyo ninkii Dilka Gaystay oo Gacanta Lagu dhigay

0

Booliska Puntland ee magaalada Gaalkacyo aya sheegay iney gacanta ku dhigeen nin dhalinyaro ah oo xalay fal dil bareer ah ka geystay magaaladaas.

Qoraal ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in ninkan gacan ku dhiiglaha la hor geyn doono sharciga

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOOLISKA

Taliska Qeybta Boliska gobolka mudug ayaa Waxaa usuura gashay in ay gacanta ku soo dhigaan Eedaysane Gacan ku dhiigle Liibaan Cumar Axmad 22 jir ina Sacdiyo Maxamed cali oo xalay Toorey ku dilay magaalada Gaalkacyo allaha u naxariistee Marxuum Mohamed Abdullahi Guuleed oo 29 jir ina Aamino.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dilka Naxdinta Lahaa ee Goordhow Loo Gaystay Ustaad……
Next articleSoomaaliya Oo La xariirtay Wasarada Difaaca Imaraadka Kadib Dilkii Loogu Gaystay Askartooda Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here