Home Wararka Maanta Ra”isul Wasaare Rooble oo Caawa ka qeyb galay Kulan casha ah oo...

Ra”isul Wasaare Rooble oo Caawa ka qeyb galay Kulan casha ah oo Madaxweyne Geelle u sameeyay Madaxda Shirka Jabuuti (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Djibouti uga qeyb galay casho sharaf uu madaxweynaha Janhuuriyadda Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle u sameeyay ka qeyb galeyaashii Madasha sanadlaha ah ee Aragti Wadaagga Heritage oo maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Djibouti.

Madaxdii ka qeyb gashay Ayaa caawa Kulankaan Lagu Casuumay waxaana ka qeyb galaya Madax kala duwan oo Shirka Heritage ka qeyb galay

Ad
Previous articleMadaxweyne Qorqoor oo Beesha Caalamaka Kala Hadlay Xalada Amni ee Galmudug kataagan
Next articleNabadoon Cali jeesto oo ka Horyimid Go,aankii Gudiga Xalinta Khilaafadka ee Hop067 ee Degaan Dorashadiisu ahayd Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here