Home Wararka Somaliya Dowlada Somaliya oo ka hadashey Shirkad Shidaal baaris ka sameeneysa Somaliland

Dowlada Somaliya oo ka hadashey Shirkad Shidaal baaris ka sameeneysa Somaliland

0

Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkad la sheegay in ay dooneyso in shidaal baaris sharci darro ah kaga sameeso deegaannada maamulka Somaliland.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Batroolka ayaa lagu sheegay in si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la doonayo in Shidaalka looga baaro Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee loo yaqaano Somaliland, taas oo ay fulineyso shirkad lagu magacaabo Genel Energy PLC oo sheegtay in ay fasax u heysato baarista iyo ka faa’ideysiga kheyraadka batroolka ee Soomaaliya.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay si cad u diidday sheegashada Genel Energy PLC ee ah in ay leedahay sharci ay batroolka ama shidalka uga baarto gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa ugu baaqday shirkadda Genel Energy PLC inay joojiso sheegashada ruqsadada been abuurka ah iyo baarista sharci darrada ah ay

Ad
Previous articleKooxda kubadda cagta Chelsea Oo Dalab Ka Gudbisay Xiddigii Xulka Argenti ee Wadanka Qatarna Ka Caawiyey Guushii Koobka Adduunka
Next articleErik ten Hag oo amaan kula dul-dhacay laba ciyaartoy oo kooxdiisa ah kaddib guushii ay dib ugu furteen horyaalka Premier League

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here