Home Wararka Somaliya DEG DEG: Xildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo Muqdisho ku...

DEG DEG: Xildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday

0

Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanka ayaa ku geeriyooday Muqdisho sida ay xaqeejiyeen Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Warar aan si Rasmi ah loo Xaqeejin ayaa Werinaya in Xildhibaanka uu u geeriyooday Xanuunka Safmarka ah ee Covid19, hasa yeeshee Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda ayaa sheegay in Xildhibaan Casoowe uu ka mid ahaa Xildhibaanada ugu Fir fircoon Golaha Shacabka JFS

Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo Eedeyn culus ujeediyay Madaxweyne Farmaajo
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Axmed Dhimbil ku timid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here