Home wararka Dalka Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Dalka Dib ugu...

Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Dalka Dib ugu soo laabtay Dalka..

0
SHARE

Muqdisho ayaa wxa ku soo dhaweyay xildhibanad baralamanka ee galmuudg wasiiro marti Sharaf kale  iyo bahda saxafadda .
Madaxweyen xaaf ayaa warbaahinta dolwada galmuudg waxa oo kula hadlay qeybta VIp Garoonka diyuuarda ee adan cadea isagoona ka war biixyay safarkisa.

“” maanta alxamdulaahi rabil caalamin waxan ka soo deganay airporka adan cade waad u jeedan waxan maqnaa ayaan u maleyanaya mudo 14 beri ah waxaan ka qeyb galay shirki burusilis oo arrimo badan oo soomaliaya looga hadlayay shirkaasi waxa ka soo baxay waxyaalo badan oo runtii soomaliaya dan u ah dhaqaalana waa loogu yaboohay waxbadana meeshaas waa laga jediyay europenyanka iyo hay’addo badan waa ay ka soo qeyb galeyn “

Madaxweyne Xaaf ayaa dhinaca kale waxa oo ka hadlay booqasho gaaban oo ku tagay dalka ingirsika oo halkaasi kula kulmay qaar ka mid ah madaxda beesha calamka iyo jaliyaadda soomaliyed ee ku nool dalkaasi

“Kadibna waxan u gudubnay dalka ingirriska waxan joognay dhowr cesho waxan la soo kulanay wasaradda arrimaha dibadda iyo dhowr hay’addood oo kale ”

ugu danbeyntii madaxweynaha ayaa waxa uu ka warbixiyay  kulan oo magalda Neyroobi kula qaatay madax ka socotay safradaha daneeyo arrimaha soomlaiay e efadhigoodu yahay dlaka Kenya isagoona sheegya in oo kal hadlay arrimo badan

“Magalada Nayrobi ayaan soo joognay dhowr cesho iyadana waxan kula kulanay safiirka European union-ka iyo hay’addao kale iyo safaradda mareykanka intaba waan la soo kulanay dhamantood waxan rajeynaya waxan kala soo kulanay is afgarad iyo wax fiican Illaah waxan ka rajeynayena Ilaahey kheyr hana siiyo

madaxweyanha dowlad agalmudug axmed ducal geele xaaf ayaa rajo ka mujiyay in safarkis ay wxbadan ka soo biixi karan madama blandaadyo badan oo ka helay madaxdii oo la kulmay

“ wax badan oo nala kulmo waan soo marnay waan ka war sugeyna oo ka dhowr sugeynaa aad iyo aad ban u rajo weynahay in gobolkaasi oo dhaqaalo xumida iyo dhibatada heyso in loo sameeyo horumarin iyo waxyaalo siyado ah loo sameeyo Ilaah ka rajeyneynaa Aad iyo aad ayaa u mahadsana tihin “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here