Home Wararka Caalamka War Deg Deg Ah:- Xiisada Gaalkacyo oo Xal Hordhac ah laga gaaray,...

War Deg Deg Ah:- Xiisada Gaalkacyo oo Xal Hordhac ah laga gaaray, Ciidanka oo ku Laabtay

0

Heshiis Horudhac ah ayaa Caawa laga gaaray Xiisada ka taagneyd Magaalada Gaalkacyo iyadoo Ciidanka Daraawiishta lagu Galmudug lagu Celiyay Xaruumahooda

Ciidanka ayaa ku sugnaa Xaruunta Madaxtooyada Galmudug oo uu ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor iyagoo doonaya in La Xaliyo Tabashada dhanka doorashada.

Nuuca Heshiiska ee la gaaray ayaa ah kuwa Horudhac waxana suura galiyay Odayaasha Galmudug iyo Saraakiisha Ciidanka Galmudug.

Ciidanka ayaa lagu qanciyay inay doorashada u dhaceyso Qaab Xor ah isla markana dhawaan la qabandoono.

Dhanka Madaxweynaha Galmudug ayaana wali war laga helin gaar ahaan inuu aqbalo doorasho xor ah.

Ad
Previous articleGaalkacyo oo laga diiday Qorshihii Madaxweyne Farmaajo, Xaalada Caawa iyo Doorashada la hakiyay
Next articleGuddiga Doorashada Heer Galmudug oo Shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta kala ah #HOP038, #HOP095 #HOP069

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here