Home Wararka Maanta Deg Deg Dilal ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo Maydad lasoo Helay

Deg Deg Dilal ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo Maydad lasoo Helay

0

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa saaka Duleedka Koofureed ee magaalada Gaalkacyo kasoo qaaday maydka Labo nin kasoo jeeda dhanka Puntland kuwaaas oo Xalay dilay

Dhacdadaan ayaa daba joogta kadib markii isla Xalay ladilay Nin kasoo jeeda dhanka Galmudug kaasaa ay dileen rag kayimid Waqooyiga Maagalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland.

Ad
Previous articleGurey Cabdi inkir oo lagu Dilay Degaanka Dalsan oo Hoostaga Degmada Caabudwaaq
Next articleCabdi xaashi iyo Boqor Buurmadoow oo Ku Dhawaaqay inay Doorashada Ka Baxeen Raysulwasaaraha Eed Culus u jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here