Home Wararka Somaliya Galmudug Maleeshiyaad Hubaysan Dad Ku laayay Magaalada Gaalkacyo

Maleeshiyaad Hubaysan Dad Ku laayay Magaalada Gaalkacyo

0

Maleeshiyaad Kasoo jeeda Beesha Reer Biciidyahan Oo Weerar Gaadmo Ah Kafuliyey Waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Maleeshiyaad Kor udhaafaya 40 meeyo Ruux oo kasoo jeeda Beesha reer biciidyahan Kuna hubaysan Gaadiid Dagaal Ayaa Weerar kuqaaday Subaxdii hore ee saakay 7 ruux oo kasoo jeeda Beesha Reer Mahad oo Muran dhuleed Kaladhaxeeyey.

Inta laxaqiijiyey 4 ruux ayaa Geeriyootay 2 Ruux oo kale waa dhaawacmen Dhinacyadii Dirirtu dhexmartay Waxaana wali taagan xiisada Dagaal ee halkaas kadhalatay waxaana lasoo warinayaa inuu jiro Hub aruursi labada dhinac ah.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Ukraine Oo Golaha Amaanka U Gudbiyay Dambiyo Culus Uu Ruushka Geystay.
Next articleWasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka Hadlay hakadka ku yimid dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here