Home Wararka Somaliya Galmudug Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo loo Magacaabay Gudoomiye Degmo

Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo loo Magacaabay Gudoomiye Degmo

0

Gudoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa Xildhibaan Cabdishakuur Abuukar Macalin (Rooble) oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug u Magacaaabay Guddoomiyaha degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Xilkan guddoomiyaha degmada Dayniile ayaa waxaa baneeyey Maxamed Abuukar Jacfar oo ka mid noqday xildhibaanada golaha Shacabka.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Ad
Previous articleSoomaaliland oo edayn u jeedisay Dowlada Federaalka Soomaaliya
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Midowga Yurub Hal arin ka Codsaday(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here