Home galmudug Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Degmada Waaberi ee Gobalka...

Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir (Akhriso)

0
SHARE

Xildhibaan Mahad Cilmi Cali oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, kana soo jeedo degmada Cadaado ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.

Xilkaan Gudoomiyaha Waxaa Laga Qaaday Gudoomiyihii Hore Rowdo C/llaahi, Waxaana Loo Magacaabay Xildhibaan Mahad Cilmi.

Tilaabadaan ayaa Dad Badan Shaki Gelin Doonta Maadaama Qof xil Haya Ama Khurba Joog ah Xil La siinaayo.

Arinkaan ayaa imaanaya Xili dhawaan ay Soo ifbaxeen Warar sheegaya in isbedello lagu sameenayo ilaa 5 gudoomiye Degmo oo Degmooyinka Gobalka Banaadir ka Tirsan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here