Home Wararka Maanta Tirada Dadka Qabowga ugu dhintay Dalalka Mareykanka iyo Canada oo Korortay

Tirada Dadka Qabowga ugu dhintay Dalalka Mareykanka iyo Canada oo Korortay

0

Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo baraf wata ay u dhinteen ilaa iyo dhowr iyo soddon qof.

In ka badan 60% guud ahaan dadka Mareykanka ayaa wajahaya digniino dhinaca cimilada ah iyadoo 175 kun oo qof ay wajahayaan koronto la’aan.

Ciidaamada ilaalada qaranka Mareykanka ayaa loo daabulay gobolka New York, halkaa oo ay mas’uuliyiintu la tacaalayaan dhibaatadan taagan.

Kummanaan duulimaadyo ah ayaa sidoo kale la xayiray, taasi oo sababtay in dad badan aysan u suuragelin inay la dabaal dagaan qoysaskooda.

Ad
Previous articleFanaan Cabdinaasir Macallin Caydiid oo ka mid ahaa Fanaaniinta Caanka ee soomaaliya oo geeriyooday
Next articleDalka Sweden oo 62 Qof lagu dilay Sanadkan Gudihiisa Booliska oo Warbixin soo saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here