Home wararka Dalka Sawiro Heshiiska Madaxda Galmudug oo Muqdisho lagu soo dhameeyay Xili Saq dhexe...

Sawiro Heshiiska Madaxda Galmudug oo Muqdisho lagu soo dhameeyay Xili Saq dhexe ah..

0
SHARE

Kulan Muddo Saacado badan ah qaatay ahaana kii ugu danbeeyay kulamadii hishiisiinta hogaanka galmudug ayaa caawa oo jimece ah 13-Luuliyo 2018 Saq dhex lagu soo gunaanaday aqalka madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Muqdisho.

Maadaxda dawladda fedaralka soomaaliya, Galmudug Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa kulanka goob joog ka ahaa waxaana ugu danbeyn gacmaha isa saaray Madaxda ugu sareysa galmudug oo muddo khilaaf siyaasadeed ka taagnaa.

Shir jaraaid oo wada jir ah iyo Warmurtiyeed ayaa la filayaa in madaxda soo saraan maanta kaasi oo heshiiska la xiriiro.

Sida ay shaacisay M24 madaxda Galmudug ayaa heshiis ka gaaray khilaafka waxana warkaasi qornay shalay taasi oo muujineysa xaqiiqda wararkeena gaar ahaan arimaha Galmudug oo xiriir dhow la leenahay.

W/Q/Abdalle Mohammed Abdulle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here