Home Wararka Maanta Madaxweyne Farmaajo oo Go’aankii Galmudug iyo Hirshabelle ka dib ku dhawaaqay inuu...

Madaxweyne Farmaajo oo Go’aankii Galmudug iyo Hirshabelle ka dib ku dhawaaqay inuu Caawa Hadlayo

0

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Caawa shaaciyay inuu Bulshada la hadli doono ka dib Maalmo uu aamusnaa islamarkaana uu ka hadlin Xaalada Dalka.

Farmaajo ayaa shaaciyay inuu Shacabka Kala hadli doono Warbaahinta islamarkaana uu ka hadlayo Xaaladaha dalka iyo Doorashada.

Qoraalka ka soobaxay Madaxtooyada ayaa ku soo aaday Daqiiqado ka dib Markii Galmudug iyo Hirshabelle ay ka soo Horjeesteen Muddo Kordhintii Farmaajo.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Taageeray Go’aankii Galmudug iyo Hirshabelle
Next articlePuntland oo War ka soo saartay go’aankii Rooble, Qoor-qoor iyo Guudlaawe (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here