Home wararka Dalka Dowlada Norwey oo Aqoonsatay Baasaboorka soomaaliya Ka dib Wada-Hadallo Muddo Socday (Sawiro)

Dowlada Norwey oo Aqoonsatay Baasaboorka soomaaliya Ka dib Wada-Hadallo Muddo Socday (Sawiro)

0
SHARE

Dowladda Norway ayaa Maanta si Rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Soomaalia Kadib dedaallo soo socday muddo oo maanta miro dhalay.

Kulan Nairobi ku dhexmaray Mas’uuliyiin ka kala socotay dowladdaha Soomalia iyo Norway ayaa lagu shaaciyay in maanta wixii ka dambeeyo dalka Norway ay si Rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Soomalia oo mudadii dalka uu burburka ku jiray uu hoos u dhacay.

Waxaan aad u bogaadinaya Mas’uuliyiinta heerkaan gaarsiiyay baasaboorkeena waxaana rajeynaya in dhawaan ay dalal kale ay aqoonsan doonan baasaboorkeena inshaa’allah.


Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here