Home wararka Dalka Sawiro Dhismaha Isbitaalka Degmada Sadexhigllo Gobolka Mudug Ee Galmudug oo la dhameystiray..

Sawiro Dhismaha Isbitaalka Degmada Sadexhigllo Gobolka Mudug Ee Galmudug oo la dhameystiray..

0
SHARE

Dhismaha Isbitilka Degmada Sadexhigllo Gobolka Mudug Ee Galmudug oo Muddo 7-bilood ah lagu dhameeyay dhismahiisa

“Bilowga Bixinta dhul banaan iyo dhagax dhiga dhismaha xarun caafimaad oo ay yeelato degmada sadexhiglo waa mid ku timid isku tashi iyo go’aan ka yimid maamulka & qeybaha bulsha sadexhigllo oo iskaashanaya kuwaasi oo ku shaqo bilaabay halku dhigga ah(Anna dhagaxa Adna dhoobada).

Gudoomiyaha Degmada Sadexhigllo Khaliif Daqarre oo bilow iyo dhamaad udub dhexaad u ahaa hawsha dhismaha waxuu qebaha warbaahinta ka diray baaqyo ah in laga gacan siiyo.

,hadana ma jirto dawlad qaran, maamul goboleed,mid degmo,ganacsato iyo hay’ad samafal oo gacan ka geystay dhismaha 3higllo hospital.

waxaa xusid mudan in alle ka sokow mudnaanta iyo mahad celinta Jaaliyadda Reer Galmudug oo kaalin muhim ah ku leh dhismaha isbitalka Ugu danbeyn Muddo 7-bilood ah oo dhismaha socday kadib hadda waa dhamaaday Waxaana socda Qorshaha xarig jarka &Hawl galinta 3higllo Hospital.

W/Q. Wariye Abdalle_Mohamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here