Home wararka Dalka Sawirka Gudoomiyaasha Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo la kulmay Raisal...

Sawirka Gudoomiyaasha Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo la kulmay Raisal Wasaare Xasan Kheyre..

0
SHARE

Magaalada Muqdisho Waxaa ku sugan Labada Gudoomiye ee Degmada Gaalkacyo ee Maamulada Galmudug Iyo Puntland.

Xirse Yuusuf Bare iyo sidoo kale Maxamud Yasin Tumey ayaa la kulmay Masuuliyiin Dowlada Somaliya somaliya ah kuwaasi oo kamid yahay Raisal Wasaare xasan Kheyre.

Xasan cali kheyre ayaa labada masuul ku qaabilay xafiiskiisa waxana uu la qaatay kulan dheer oo albaada u xiran yahay.

Warbaahinta M24 ayaa heleysa in kulanka masuuliyiinta uu la xiriiray dhanka amaanka Gaalkacyo iyo nabada magaalada ka socotay maamlahan ee loogu magacdaray Nabad iyo Nolol.

Mudug24 Muqdisho.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here