Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Dowladda Soomaaliya oo soo saartay digniin adag oo...

WAR DEG DEG AH: Dowladda Soomaaliya oo soo saartay digniin adag oo ku wajahan shacabka kunool Ceelbuur iyo Galhareeri

0

Dowlada Sooomaaliya Oo Markii ugu Horaysay Digniin u Dirtay Shacabka Ku Dhaqan Degmada Ceelbuur Gakhareeei iyo Degmooyinka Kale ee Alshabaab ka Joogaan Galmudug .

Afhayeen u Hadlay Wasaarada Gaashaandhiga oo lagu Macaabo Cabdullahi Cali Canood oo Shir jaraaid Qabtay ayaa Shaaciyay in Saacadaha Soo Socoda La Qaadi Doono Howlgal culus oo Ku Wajahan Degmada Ceelbuur iyo Degmada Galhareeri iyo Deegaanada ku Hareeraysan ee Alshabaab Haatan Joogaan.

Dadka Shacabka ah ee ku Dhaqan agaas ayuu Ugu Baaqay inay Naftooda iyo Xoolahooda kala Baxsadaan Weerar Cir iyo Dhul ah oo Saacadaha Soo Socda Lagu Qaadi doono Alshabaab.

Shacabka Ku Dhaqan Degmooyinkaas ayay dowlada Soomaaliya U sheegtay in Hadii Khasaaro Soo Gaaro ay aygu Qaadi Doonaan Muusliyada Madaama digniin Loo Diray lana Siiyay Fursad ay Magaalooyinkaas uga Baxaan.

Dhanka kale Alshabaab ayaa Dadka Ku dhaqan Degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ku Qasbay inay Hubka Qaataan kana Hortagaan Dagaalka kusoo Wajahan .

Dowlada Soomaaliya ayaa Ciidamadii ugu Badnaa ku Diyaarisay Magaalada Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb oo Madaxweyne Xasan shiikh Mudo Ku Dhow laba Todobaad Halkaas kusugan.

Ad
Previous articleHamza Abdi Barre oo Xil Culus u Magacaabay Sodan jir Sodan Malyan Haysta
Next articleDeni ayaa sheegay Hal Arin oo dhibaato wayn ku Haysa Maamulka Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here