Home wararka Dalka Dhageyso Gaalkacyo Wariye Mudo Shan Maalin u xiran Maamulka Galmudug oo lagu...

Dhageyso Gaalkacyo Wariye Mudo Shan Maalin u xiran Maamulka Galmudug oo lagu heesto..

0
SHARE

Maalintii 5 Waxaa Xabsi Ciidamada Nabad Sugida Galmudug Ay Ku Leeyihiiin Magaalada Galkacyo Ku xiran Wariye Cabdiwaaxid Maclin Isxaaq oo Ka Mid Ah Wariyaasha Gobolka Mudug Islamarkaasna Ka Howgalayay Idaacada VOA Laanteeda Af-somaliga.

Waxaa Wariyahu uu U xiranyahay Sida Saraakiishu Ay Sheegeen Warar Amniga Deegaanka Lid Ku Ah oo Ku daabacay Wabsed uu Wariyuhu Qoro.

Xasan Cabdiraxman Aadan (Fantastic) oo Ka Mid Ah Wariyaasha Gobolka Mudug Ayaa sheegay In Ay Wariaha Ku Booqdeen Xabsiga Islamarkaasna Xaaladiisa Caafimad Ay Wa Naagsantahay Waxaa uu sheegay Mar Saraakiisha Xabsiga Ay Weydiiyeeb Sababaha uu Wariyuhu U Xiranyahay.

Halkan Hoose ka dhageyso Xaalada Wariyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here