Home wararka Dalka Dhagayso Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay jiraan Far-gelin Lagu Hayo dib...

Dhagayso Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay jiraan Far-gelin Lagu Hayo dib u eegista Dastuurka Dalka

0
SHARE

Xoghaya Guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay jiraan faragelin lagu haayo Xubnaha Guddiga oo ay uga imaaneyso Xukuumadda iyo Xubno ka tirsan dowlad goboleedyada.

Sanaterka ayaa sheegay in aan loo baahneen in Guddiga loo madaxbaneeyo Howlaha Loo Xilsaaray.

Kulan ka Dhacay muqdisho ayuu Ka akhriyay Waracaafadeed Ku saabsan arinkaas.

Halkaan Ka dhagayso.

 

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here