Home wararka Dalka Xabisga Jigjiga oo maanta laga sii Daynaayo Maxaabiistii ugu Badneed.

Xabisga Jigjiga oo maanta laga sii Daynaayo Maxaabiistii ugu Badneed.

0
SHARE

Waxaa maanta lagu wadaa in xabsiga dhexe magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya laga sii daayo dadkii ugu badnaa oo maxaabiis ku ah xabsigaasi.

Maalmihii u dambeeyay xabsiyada ku yaalla wadanka Itoobiya waxaa laga sii deynayay dad aad u fara badan, kuwaasi oo arrimihii loo xiray ay ka mid ahaayeen dambiyo kala duwan arrimo nabadgelyo iyo kuwa kale.

Xabsiga Jeel Ogaadeeniya oo ku yaalla magaalada Jigjiga ayaa Hay’adda Human Rights Watch warbixin ay dhawaan soo saartay waxa ay ku eedeysay maamulka xabsigaasi inay ku tacadiyaan dadka maxaabiista ah.

Tilaabadaan ayaa Qeyb Ka ah Qorshaha Ra”isul Wasaaraha itobiya ku Wajahayo in sare uqaado Taageerada Dowladiisa ay Ka doonayso  Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here