Home wararka Dalka War Deg Deg ah Maareeyaha Duulista Hawada Soomaaliya oo shaqa joojin Lagu...

War Deg Deg ah Maareeyaha Duulista Hawada Soomaaliya oo shaqa joojin Lagu sameeyay

0
SHARE

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Omaar ayaa shaqa joojin ku sameeyay Maareeyaha hay’adda duulista rayadka.Yuusuf Jaale.

Wasiirka ayaa amray in si KMG ah uu shaqada u sii wado ku xigeenka Maareeyaha.

Lama oga Sababaha shaqada Looga Joojiyay Maareeyaha Hay’ada Duulista Hawada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here