Home wararka Dalka Afhayeenka Wasaarada Amniga oo Shaaciyay in uu Iscasilay Ka dib Markii ay...

Afhayeenka Wasaarada Amniga oo Shaaciyay in uu Iscasilay Ka dib Markii ay Soo Baxeen,,,,,

0
SHARE

Ka dib Markii ay soo ifbaxeen Warar sheegaya in Xilkii Laga qaaday afhayeenka Wasaarada Amniga C/casiis xildhibaan, ayuu Caawa Sheegay in Warqadaas aysan aheen Mid Sax ah, laakiin uu asiga uu iska Casilay.

Qoraal Ka soo baxay Afhayeenka ayaa uqornaa Sida Tan ee Hoos ku qoron.

WARSAXAAFAEED:- Anigoo ka jawaabaya qoraal uu hadda i soo gaarsiiyay Xoghaynta wasiir AMNIGA oo ku saabsan Qoraal la been abuuray in uu soo baxay 05/July/2018 in laga iga qaaday Xilkii Afhayeenka wasaaradda amniga, waxaan shacbiga Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in aan u gudbiyay in aan iska #CASILAY xilkaasi 07/07/2018 ka dib weerarkii lagu soo qaaday Xarunta wasaaradaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha markii aan isugu tagnay Taliska NISA ee gobolka Benaadir, halkaas oo ay joogeen saraakiil ka tirsan dowladda. Wixii su’aalo ah waxaan ka jawaabayaa maalinnimada berrito ah. Mahadsanidiin. Abdulaziz Ali Ibrahim Xildhiban,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here