Home wararka Dalka Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Dowlada Soomaaliya oo Xilkii Laga Qaaday.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Dowlada Soomaaliya oo Xilkii Laga Qaaday.

0
SHARE

Waxaa goordhaw xil ka qaadis lagu sameeyay wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xasan Macallin Xuseen kadib digreeto ka soo baxday xafiiska Ra’isul wasaare xasan cali kheyre.

Ma cada sababta xilka looga qaaday wasiir Xasan macali Xuseen oo lasoo magacaabay bishii may ee sanadkaan.

Xilka waxaa si KMG ah u siin heyn doono wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here