Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya caleema-saarka Erdogan Gaarayna Dalka Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya caleema-saarka Erdogan Gaarayna Dalka Turkiga

0

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee xarunta waddanka Turkey, halkaas oo uu kaga qeybgalayo maleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Turkey Recep Erdogan.

“Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhexeeye xiriir soojireen ah oo ku dhisan iskaashi dhinacyada horumarka, ammaanka iyo dhaqaalaha” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo kasoo baxay Villa Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa ka mid ah madaxda tobannaan dal oo lagu casuumay ka qeybgalka caleema-saarka Erdogan oo toddobaadkii hore ku guuleystay doorasho ku celis aheyd.

Ad
Previous article31,688-Arday oo maanta Muqdisho oo kaliya uu kaga bilowday Imtixaanka Dugsiga Dhexe (Sawirro)
Next articleWax badan ka ogow labada nin ee Deni kula loolama Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here