Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deegaano Hor leh oo Ka Tirsan Gobalka Hiiraan oo Alshabaab laga Saaray(Sawiro)

Deegaano Hor leh oo Ka Tirsan Gobalka Hiiraan oo Alshabaab laga Saaray(Sawiro)

0

Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa alshabaab  kala wareegay gacan ku haynta degaanada Ceel-Heley, Nuur Fanax, beerxano Ee Gobolka Hiraan Kooxda Agagaxisada ayaa isku dayday iskaacabin balse Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa cagta mariyey waxay dileen 17 ka tirsan Alshabaab.

Sida uu Warbaahinta u Xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Gen Mohamed Tahliil Biixi oo Hogaaminaya Hawlgal Guud ahaan ka socda Gobolka Hiiraan u jeedkiisuna yahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa dhulka miyiga ah.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Go,aan ka Dhan ah Alshabaab
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Xariga ka jaray Shirkad cusub oo ka shaqeysa Hormarinta Deegaanka (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here