Home Wararka Somaliya Galmudug Cabsi Xoogan oo Ka Taagan Koonfurta Gobalka Mudug iyo Alshabaab oo Kaabiga...

Cabsi Xoogan oo Ka Taagan Koonfurta Gobalka Mudug iyo Alshabaab oo Kaabiga Ku Haaya

0

DEG DEG: Wararka naga soo gaaraya Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay caawa halkaas ka jirtaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aad u xooggan, waxaaga daqiiqad walba laga filan karaa in la isku faro saaro.

Ciidamo aad u xooggan oo ka tirsan ururka AS ayaa kusoo dhawaaday difaaca ciidamada Daraawiishta Galmudug, xilli madaxweynaha Galmudug uu ku maqanyahay  magaalada Baydhabo.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Daraawishta Galmudug oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa ii sheegay in ay isku qabaan kalsooni buuxdo, dadkoodana ka difaacayaan cawadayga inta ay naftu ku jirto.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa hore uga gaabsaday ka qeybqaadashada dagaalka Koonfurta Gobolka Mudug,

 

Ad
Previous articleMidowga Musharixiinta Oo Ka Horyimid Go,aankii Kasoo Baxay Midowga Afrika
Next articleXasan Shiikh oo Ka Digay Arin uu Farmaajo Damacsanyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here