Home galmudug Alshabaab oo Dab Qabadsiiyay Tuulooyin ku Yaala Gobalka Mudug,, iyo Xaalada Gobalkaas...

Alshabaab oo Dab Qabadsiiyay Tuulooyin ku Yaala Gobalka Mudug,, iyo Xaalada Gobalkaas oo Faraha ka sii baxaya.

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Qeybo Ka mid ah Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Alshabaab ay Gubeen Toolin Ka Ag dhaw Halkee Maalmahaan lagu Dagaalamayay.

Guryo badan oo ku yaalla deegaanka baraag fareey ayaa la soo wariyay in la gubay kuwasi oo sidoo kale la sheegay in intooda Badan Ay Bas beeleen.

Sidoo kale dadka Deegaanadaas ka ag dhaw ayaa sheegay in Ay arkayeen Alshabaab oo Raashin Ka Qaadanaya Goobaha ay Gubeeen.

shacab badan oo ka barakacay deeganada Ceelcabdi ,caad iyo camaara ayaa gaaray degmada Hobyo ee Gobolka mudug sida uu  xaqiijiyay Gudoomiyaha Hobyo Cabdulaahi Fayt.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here