Home Wararka Somaliya Galmudug Kulan Looga Hadlayay sidii Loogu Gurman lahaa dadka ay Abaaruhu Saameeyeen oo...

Kulan Looga Hadlayay sidii Loogu Gurman lahaa dadka ay Abaaruhu Saameeyeen oo Ka dhacay Gobalka Mudug (Sawiro)

0

Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federalka, Dib U heshiisiinta Galmudug Warsame faarax Qeyliye ayaa Shir Gudoomiyay Kulan Looga Arinsaayay Sidii Wax Loogu Qaban lahaa Dadka Barakacyasha Ee Ku nool Deeganada Gobolka Mudug ayaa Maantay Ka qabsoomay Xarunta Dowlada hoose Degmada Gaalkacyo.

Kulankaan ayaa Waxaa ka Soo qeyb galay Gudomiyaha Maamulka Gobolka Mudug Duqa Degmada Galkacyo iyo Ku xigenkiisa Xubno sar sare Oo ka Socday Hay’adaha Local ah iyo kuwo Caalamiga ah kuwaas Oo Dadaal badan ugu Jira Sidii Wax Loogu Qaban lahaa Dadka Barakacyasha ah Ee xiligan adeg Wajahaya Xaaladaha dhanka nolosha ah.

Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug ayaa ugu Baaqay Dhaman Hay’adaha Unka inay Kaalin muuqata ka qaateen Gurmad Gaarsiinta dadka Barakacyasha ah Ee ku Dhaqanka Deeganada Gobolka Mudug.

Ad
Previous articleDeg Deg Qarax ka dhacay Wadada Xariirisa Dhuusamreeb iyo Guriceel iyo Qasaaro Ka dhashay
Next articleBandaw Lagu Soo Rogay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here