Home galmudug Isbedel Xoogan oo Xiligaan Laga Dareemayo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug (Sawiro)

Isbedel Xoogan oo Xiligaan Laga Dareemayo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug (Sawiro)

0
SHARE

Magalaada Galkacayo ee Gobalka Mudug Waxaa Xiligaan Laga Dareemayaa isbedel Xoogan oo dhanka Bilicda ah.

Tan Iyo markii  Guul laga gaaray is Qab Qabsiga Dhinaca siyaasada oo Muddo Ka Taagnaa Magaalada Gaalkacyo, Waxaa Soo Hagaagaysa Bilicda Magaalada.

Sawiro Laga soo Qaaday ayaa muujinaya in Laga Gudbay Daruufa Badan oo Hoos udhigayay Dhismaha iyo Hormarka Magaalada Gaalkacyo.

“Waxaa Magaalada Ku sii  Kordhaya Dhismaha Dhaa dheer oo Muujinaya in laga Gudbay Xiligii adkaa ee Magaalada Ay Ka dhacayeen Is Qab qabsi Iyo Dagaalo.

Ugaar ah Mudug24.com

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here