Home Wararka Somaliya Sawiro: Magaalada Cadaado ee Galmudug oo laga dhisay Mid kamid ah Masaajida...

Sawiro: Magaalada Cadaado ee Galmudug oo laga dhisay Mid kamid ah Masaajida ugu weyn Dalka

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Xariga Ka jaray Dhismaha Markaska Jaamaca Al ummah-

Masaajidkan oo ah mid casri ah  ayaa waxaa ku lamaanan xarun lagu baranayo culuumta sharciga ah ee diinta Islaamka

Daahfurka ka dib Madaxweyne Ku-xigeenka, Golaha Wasiirada iyo Gudomiyaha Degmada Cadaado ayaa Kormeer ku sameeyay Qeybaha Kala duwan ee Marjidku Ka Kooban yahay.

Masjidkan oo ah mid aad u qurux badan oo la mid ah Masaajidada casriga ah ku yaalla dalalka dhaqaalaha leh ee dunida islaamka ayaa waxaa markiiba ku tukan kara kumanaan qof, wuxuuna ka mid noqonayaa masaajidada ugu bilicda san Somalia.

Ad
Previous articleShirarkii Madaxda dowladda iyo Maamul Gobaleedyada oo isfaham Laga soo sheegayo
Next articlePuntland oo Maamulo Daciif ah ku tilmaamay Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here