Home wararka Dalka Is Risaaseeyn Xalay Ka Dhacday Magaalada Cadaado ee Galmudug

Is Risaaseeyn Xalay Ka Dhacday Magaalada Cadaado ee Galmudug

0
SHARE

Waxaa warar dheeraad ah ayaa laga helayaa is rasaaseyn xalay  ka dhacday agagaarka saldhigga Booliska magaalada Cadaado oo ku dhaw xarunta Baarlamaanka Galmudug.

Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska magaalada Cadaado ayaa sheegay Israsaaseynta inay u dhaxeysay laba askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Galmudug.

Saraakiisha ayaa waxa ay sheegeen labada askari inay isku maandhaafeen lacago, taasi oo keentay in israsaaseyn ku dhaw mudo 10 daqiiqo ay halkaasi ka dhacdo, ma aysan sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay israsaaseyntan.

La soco Faah Faahinta

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here